Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Hamza Abdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa kulamo uu la qaatay waxa uu la wadaagay warbixinno kala duwan oo ku saabsan arrimaha amniga iyo dib-u-xoreynta, Arrimaha Siyaasadda loo dhanyahay, Horumarinta dhaqaalaha, maalgashiga iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee aan dunida la leenahay.

Waxaana uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixin gaar ah ka siiyay Guddoomiyeyaasha labada Aqal dadaalka ay Dowladdu galisay difaaca madax-bannaanida iyo Midnimada dhuleed ee Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa laga baafinaayay baraha Bulshada iyo baarlamaanka Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Xildhibaan C/raxmaan C/shakuur.

 

Office Nairobi  Kenya

 

Leave a Reply