December 4, 2024

Safiirada Maraykanka iyo UK u fadhiya magaalada Moscow ayaa ubaxyo dhigay sawirka Alexei Navalny, hogaamiyihii mucaaradka Ruushka oo Jimcihii ku dhintay xabsiga.

Safiirka Maraykanka Lynne Tracy iyo Britain Nigel Casey ayaa lagu sawiray iyaga oo Ubax dhigaya xuska magaalada Moscow.

Sidoo kale Xulafada Navalny ayaa aaminsan in lagu dilay amarka madaxweyne Vladimir Putin.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply