December 6, 2024

Dowladda Uganda ayaa ku amartay dhammaan shaqaalaha rayidka ah in ay todobaadkiiba labo saacadood sameeyaan jimicsi jireed si ay u noqdaan kuwo caafimaad qaba.

Awaamiirtan ayaa lagu wadaagay warqad ay u dirtay hay’adaha dawladda oo ka socota madaxa adeegga dadweynaha, Lucy Nakyobe, oo sheegtay in kulammadan ay “caawin doonaan badbaadinta nolosha shaqaalaha iyo dhimista cudurada culeyska ka dhasha “.

Dowladda Uganda ayaa sidoo kale barteeda twitter-ka ku soo qortay in hindisahani uu “ka saari doono culeyska sii kordhaya ee cudurrada hab-nololeedka” ee dalka:

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply