Waxaa suuqyada magaalada Jabuuti gabaabsi ku noqdey malaayga ama kalluunka xilligan oo lagu jiro bisha Ramaadan.

Wararka ayaa sheegaya in  qiimaha hilibka ariga iyo lo’oda, oo maalmihi dhawaa aad u kacay.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in magaalada Jabuuti aad looga isticmnaalo kaluunka ama malaayga, taasina ay keentay in uu aad u kaco maadaama la gaaray bisha Marso oo Xeebaha laga waayo malaayga.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply