Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Qaranka ayaa gaaray deegaano ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe.

Taliyaha ayaa ciidamada Qaranka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ku dhiirigeliyey dagaalka ay kula jiraan Khawaarijta.

Sidoo kale Taliyaha ayaa ciidamada Qaranka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka wuxuu  kula dardaarmay inay sii wadaan dagaalka dalka looga ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah.

\Xafiiska Wararka Muqdisho

 

 

Leave a Reply