Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa ku eedeeyay Moscow inay “ku ciyaareyso nolosha maxaabiista Ukraine”, ka dib markii diyaarad ay dad badan ku dhinteen ay ku burburtay galbeedka Ruushka.

Waxa uu dalbaday baaritaan caalami ah kadib shilkii Arbacadii ka dhacay gobolka Belgorod ee u dhow xadka Ukraine ay la wadaagto Ruushka.

Ruushka ayaa sheegay in aysan jirin cid ka badbaaday shilkaas ka dib markii Kyiv ay soo rideen diyaaradii Il-76 oo ay la socdeen 65 maxbuus oo u dhashay Ukraine, lix shaqaale oo Ruush ah iyo saddex qof kale oo la socday.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply