Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kadib diyaar ay la socdaan wafdi Itoobiyaan ah oo laga celiyay hawada Soomaaliya.
Diyaarada oo kasoo kacday Addis Ababa ayaa ku socotay magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland ee uu Madaxdaa ka yahay Muuse Biixi.
Waxaa la rumeysan yahay in diyaaradda ay saarnaayeen wafdi hordhac u ah madax sare oo Itoobiya oo imaanaya Somaliland.
Sidoo kale Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa diyaarada ka celisay inay gasho hawada Soomaaliya xilli ay dulmareysay meel ku beegan Jigjiga.
Office Nairobi Kenya