Wasiirka Afrika ee Britain ayaa BBC-da u sheegay in ay caddahay in Itoobiya ay khatar ugu jirto macaluul haddii aan tallaabo laga qaadin.
Wasiirka Afrika ee Britain Andrew Mitchell ayaa ka hadlayay booqasho uu ku tagay dalka Itoobiya.
Sidoo kale Mas’uuliyiinta gobolka Tigray ayaa sheegay in dunidu ay iska indha tireyso dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee sii xumaanaya ee ay sababeen dagaallo iyo abaaro.
Office Nairobi Kenya