Wararka ka imaanaya dalka Talyaaniga  ayaa sheegaya in Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya uu la kulmau Dhiggiisa dalka Talyaaniga.

 

Kulankan ayaa looga hadlay wadashaqeynta labada Wasaaradood ee Arrimaha Difaaca, waxa uuna ka dhacay kulankaan Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga.

 

Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Dhiggiisa dalka Talyaaniga Guido Crosetto ayaa Kulan ay ku yeesheen  Magaalada Roma ee Dalka Talyaaniga kaga wadahadlay xoojinta wadashaqeynta  labada wasaaradood ee Arrimaha Difaaca.

Sidoo kale Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa uga mahad Celiyay dhiggiisa Talyaaniga sida ay Beesha caalamka u garab taagan tahay Somaliya Xili dagaal ay kula jiraan Maleeshiyaadka Alshabaab.

 

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply