Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa tacsi uu ka sidey Madaxweynaha JFS, Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed waxa uu gaarsiiyey dowladda Imaaraadka Carabta.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa la kulmay qaar ka mid ah ehelada saraakiishii dhawaan ku shahiidey Xerada Goordan ee magaalada muqdisho.
Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in Shuhaddada walaalaheen ah ay astaan u ahaan doonaan xiriirka dhiig wadaagga ah ee Imraadaka Carabta iyo Soomaaliya.
Office Nairobi Kenya