
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xariga Wasiirkii hore ee Amnniga Jubaland C/rashiid Janan oo mar soo noqday Wasiirka Amniga Jubaland.
Warar dhanka Kenya laga belay ayaa sheegaya in C/rashiid Janan uu u xiran yahay Nabad sugida Kenya.
Lama oga waxa ka run ah arintaas, iyo sababta keenya in Ciidamada Kenya u xiranayaan C/rashiid Janan waliba si qarsoodi ah.
Sidoo kale Ugaaska beesha uu ka soo jeedo Mr Janan ee Mareexaan ayaa ka codsaday Dowlada Kenay inay dib xoriyadiisa u siiyaan C/raahiis Janan.
Office Nairobi Kenya