November 9, 2024

Hay’adaha amaanka Kenya ayaa baaritaan ku wada fal ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairoobi, kadib Dil ka dhacay xafadaas maalmo ka hor.

wiil Soomaali ah oo 26 jir ah Somali ah ayaa mooto looga dhawacy lacag gaaraysa 3 Milyan, waxaana laga soo raacay bank ku yaala Molka BBS oo uu ka soo qaaday ama uu dhigi rabay lacagta laga dhacay.

Wiilkaan ayaa dhaawac waxaa uu ka soo gaaray qaarka hore gaar ahaan kalxanta kadib markii rag doonayay inay dhacaan a rasaas ku fureen isagoo mooto saaran.

Sidoo kale Wiilkaan dhaawaca ah oo lagu magacaabo Aadan Cali Maxamed  ayaa la sheegay in laga dhacay lacag 31 kun doolar ah oo uu u rabay inuu banki dhigto balse bangiga oo xirnaa darteed ay tuugo ilaalsadeen xili uu rabay inuu ku laabto xaafadiisii .

bangi ku dhex yaal BBS Mall ayaa la sheegay inuu rabay inuu dhigto lacagta balse bangiga ayaa xirnaa marka uu tagayay.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply