Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ah mucaaradka Xukuumadca ayaa ka soo hor jeestay Safarka Madaxweynaha ee uu ku tagay shirka ka socda Itobiya.
Shakuur ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay gashay heshiisyo calami ah oo la xiriira arrimaha ammaanka, iyadoo ay la gashay dalal kala duwan oo uu ugu dambeeyay heshiis is af garad ah oo ay shalay la gashay Mareykanka, waxa uuna sheegay in baarlamaanka aan la hor geeyin.
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa waxa uu qalad ku tilmaamay Safarka Madaxweynaha Soomaaliya ee Itobiya.
Office Nairobi Kenya