December 4, 2024

 

Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta Nato Jens Stoltenberg ayaa si adag uga jawaabay, isagoo yiri: “Talo kasta oo ah in xulafadu aysan is difaaci doonin waxay wiiqaysaa dhammaan amnigeena, oo uu ku jiro kan Mareykanka, waxayna halis dheeraad ah gelinaysaa askarta Mareykanka iyo Yurub.”

Donald Trump ayaa sheegay in uu “ku dhiirigelin doono” Ruushka in uu weerarro xubin kasta oo ka tirsan Nato oo bixin wayda biilasha ee qayb ka ah isbahaysiga milatariga reer galbeedka.

Sidoo kale Madaxa Nato Jens Stoltenberg ayaa sheegay in soo jeedin kasta oo ah in “isbahaysigu aysan is difaaci doonin ay wax u dhimeyso dhammaan amnigeena”, taasoo khatar gelinaysa askarta dalalka Nato.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply