Xoghayaha guud ee NATO, Jens Stoltenberg ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay kana walaacsan yahay wararka sheegaya dhimashada Alexei Navalny.

Waxa uu sheegay in Ruushku uu haysto su’aalo aad u culus oo uu uga jawaabo (isagoo sheegay in dhammaan xaqiiqooyinka loo baahan yahay in la dhiso.

Madaxweynaha Latvia, Edgars Rinkēvičs, ayaa sheegay in Mr Navalny ay ‘si xun u dileen Kremlin.

Sidoo kale Ninka ku guuleystay abaalmarinta Nobel Peace Prize ee Ruushka, Dmitry Muratov, ayaa sidoo kale ku tilmaamay dil qayaxan.

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply