October 31, 2025

 

Waxaa saakay Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ay mar kale maanta u fariisatay Dacwad loo haysto saraakiil loo haysto Eedaymo Musuq maasuq.

 

Saraakiishan ayaa hore Maxkamadda Gobolka Banaadir uga soo saartay xukun ah in lagu waayay eedaymihii loo soo jeediyey xoriyadoodana dib ugu celisay balse Xafiiska Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka ayaa ka qaatay Racfaan.

 

Sidoo kale Eedaysanayaashan ayaa ka tirsanaa wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshadda iyadoo laba ka mid ahi u kala dambeeyaan xilka Agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada,halka Sarkaalka saddexaad yahay sarkaal ka tirsan shaqaalaha wasaaradda.

.

Xafiiska Warara Muqdisho

 

Leave a Reply