January 25, 2025

 

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd lagu aasay Allaha u naxariistee abaaduulihii guutada18aad ee Kumaandooska Gorgor Cabdi Maxamed Sheekh Xasan (Suulnuug) ayaa maanta aas loogu sameeyay magaalada Muqdisho, .

Allaha u naxariistee abaaduulihii guutada18aad ee Kumaandooska Gorgor Cabdi Maxamed Sheekh Xasan (Suulnuug) ayaa maanta aas loogu sameeyay magaalada Muqdisho, kaas oo ku dhintay dagaal ka dhacay gobolka Mudug.

Marxuumka ayaa waxaa maanta lagu aasay Qabuuro ku yaalla magaalada Muqdisho, ayada oo ay ka qayb-galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, saraakiil iyo boqolaal dadweyne ah.

Sidoo kale Xilliga la dilayay taliyaha wuxuu hoggaaminayay howlgallada ka socda gobolka Mudug, isaga oo ku sugnaa deegaanka Jeex-jeex oo ah halka lagu toogtay.

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply