Bal malee adiga oo ay qasab tahay in aad u dabaaldegto dhalashadaada afartii sanaba hal mar? Waa xaaladda ay ku sugan yihiin dad gaar ah kuwaas oo ka mid dadka dhifka ah ee dhashay 29-kii Febraayo, maanta oo kale.

Julia Alsop waxa ay siraadan doonta toddoba shumac oo ku lammaan yahay keegga dhalashadeeda ah sannadkan – waxay noqon doontaa 28 jir.

Marka ay dadka u sheegto inay u dabbaal degi doonto dhalashadeeda maanta ee 2024, taas oo dadka aan uga baran ay ku naxaan, iyadana ay farxad u tahay.

Waxay dhalatay 29-kii Febraayo, oo ah maalin lama helaan ah oo soo baxda afartii sanaba hal mar sannadkii.

Taas oo dhanka kale ka dhigan in toddobadii sanaba hal mar dhalasho dhigato in ta aan la gaadhin in sannadka siddeedaad ay u noqoto laba dhalasho, muddada intaas leeg.

Dadkan ayaa sheegay in mararka qaar ay caqabad kala kulmaan foomamka iyo waraaqaha online-ka ee ay buuxbuuxinayaan kuwaas oo qaarkood bisha Febraury ay ugu diwaan gashan tahay keliya 28 sano.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply