Beesha caalamka ayaa si Niyad ah u taageertay dhameestirka iyo wax ka badalka dastuurka shalay la ansixiyay 4 Cutub ee ugu horeysay.

Beesha caalamka ayaa eedayn kala dul dhacday farmaajo, shekh sharif, kheyre iyo C/raxmaan C/shakuur uguna baaqay in ay taageeraan Dowlada dhexe ee Somaliya.

Hadalka beesha caalamka waxay dhabar jab ku tahay Mucaaradka dowladda halkii ay doonayeen in beesha caalamka ay u kala dab-qaado iyaga iyo dowladda federaalka.

Sidoo kale beesha caalamka ayaa farriin u dirtay saamileyda siyaasadda dalka, kuwaas oo loogu baaqay inay u hoggaansamaan hanaan wadar-ogol ah oo ku saabsan arrimaha masiiriga ah.

Xafiiska Wararka Muqdishi

 

Leave a Reply