February 15, 2025

 

Wararka ka  Imaanaya degmada Xawaadleey ee gobolka shabeelada Dhexe ayaa sheegaya in in degmadaas uu ka socdo  Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab

Hawlgallada ayaa waxaa si wadajir ah u fulinaya Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa degaanka.

.

Ciidamadadaan is garab sanaya ayaa dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Alshabaab ka bilaabay degaanno hoostaga degmada Xawaadleey ee gobolka shabeelada Dhexe.

Sidoo kale Taliyaha Ciidamada degaanka ee Afjar Xanafi Sheekh Isaaq oo u Warramay warbaahinta ayaa sheegay in u jeedka Hawlgakan uu yahay sidii loga saari lahaa Alshabaab Tuulooyinka Yaaqle, Shankow iyo Dhagaxow oo dhammaantood hoostaga degmada Xawaadleey ee gobolka shabeelada Dhexe.

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply