April 20, 2025

Ciidamada waxay BBC u sheegeen in wadada ay fududeyneyso isu socodka ciidamada iyo qalabkooda balse khubarada ayaa ka baqaya in ay noqoneyso jid-gooyo looga hortagayo in Falastiiniyiintu ku soo laabtaan guryahooda Waqooyiga.

Kuwa kale ayaa sheegay in ay u muuqato qorshe ay Israel ku sii joogeyso Gaza marka uu dagaalka dhamaado.

Bishii Fabruaray, ra’iisul wasaare Benjamin Netanyahu ayaa sharaxay aragti la xiriirta dagaalka kaddib taas oo Isreal ay ammaanka Gaza la wareegeyso.

Hoggaamiyayaasha caalamka ayaa hore uga digay Israel in ay joojiso barakicinta ay ku sameyso dadka Gaza ama dhulka Gaza ay yareyso

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply