March 17, 2025

 

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan ururka 85-aad ee guutada 77 iyo Ciidanka Deeganka ayaa Howlgal qorsheeysan oo ay ka fuliyeen inta u dhaxeeysa Deeganada Masagawaa & Waniinle kusoo qabtay  Mowlid Cali dhuxuloow oo  ka tirsan Alshabaab  .

Sarkaal ka tirsan Ashabaab ee lagu magacaabo Mowlid Cali Dhuxuloow lagana soo qabtay Deeganka Waniinle ee gobolka Galgaduud ayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Deeganka  heleen  xogtiisa ka dibna gacanta ayaa lagusoo dhigay.

Sidoo kale Muddooyinkii dambe degaanada Bariga gobolka Galgaduud waxaa ka socday Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab .

Office Nairobi Kenya

 

 

 

Leave a Reply