Qaar badan oo naga mid ah ayaa isticmaala fiilooyin jaajar oo duq ah, kuwaas oo laga yaabo in ay fiiqmeen, dadka qaar ayaana ku duuba koolo ama shay kale oo sii wada isticmaalka jaajarka fiiqmay, sidaas ayay ku dabaystaan taleefanadooda. Balse in sidaas la sameeyo ayaa leh khatarteeda.
Waxaan dad badani ku baraarugsanayn dhibaatada uu taleefankaaga u keeni karo isticmaalka jaajar ciladeysan.
Sidoo kale jaajarada raqiiska ah ee laga soo iibsado suuqa ayaa cilad xoog leh u keeni kara taleefankaaga.
Xafiiska Wararka Muqdisho