Cadaadiska ayaa ku sii kordhaya Hungary si ay u ansixiyaan ku biirista Sweden ee NATO, oo ah waddankii ugu dambeeyay ee xubin ka ah ee aan ansixin codsigeeda.

Sida uu Henry Ridgwell kaga soo waramayo London, ra’iisul wasaarayaasha Hungari iyo Sweden ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan shir madaxeedka Midowga Yurub ee Brussels Khamiista

Sidoo kale Dowlada Turkiga ayay ahayd Sweden iyo Filand waxa ka hor taagnaa inay ku biiraan NATO, balse  Turkiga ayaa haatan ogolaaday in labadaasi Dal ay ku biiraan NATO .

Office Nairobi Kenya

 

Leave a Reply