December 18, 2025

Waa wax iska caadi ah in lammaaneyaashu ay sariiro kala duwan ku seexdaan mararka qaar, sida marka midkiin uu safro, ama uu la ildaran yahay xanuun.

Daraasado ayaa muujinaya in lammaanaha haddii ay seexdaan laba sariir ama laba qol ay leedahay faa’iidooyin maskaxeed iyo kuwa caafimaadba. Sida lagu daabacay bogga relationshipsnsw.org.au.

Sidoo kale Waxaa halkaan idinkula wadaageynaa shan faa’iido oo ay leedahay in lammaanayaasha ay seexdaan sariiro kala duwan.

BBC

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply