Waxaa goor dhawayd Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ay meel-mariyay heshiis la xiriira difaaca iyo dhaqaalaha badda oo dowladda Soomaaliy la gashay dowladda Turkiga.
Kulan ay yeesheen golaha wasiirrada Soomaaliya isla markaana uu shir guddoomiyay raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu saxiixay heeshiiskan.
Dhawaan ayay ahayd markii wasiirrada difaaca ee labada dal waa Soomaaliya iyo Turkig’e ay wada gaareen heshiiskaan.
Sidoo kale Heshiiskaan ayaa la filayaa in faahfaahin uu ka bixiyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado in uu khudbad ka horjeediyo labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.
Xafiiska Wararka Muqdisho