Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo howlo shaqo ku joogaan dalka Ruwanda, ayaa Booqday xafiisyada  kala duwan ee Golaha Sare ee Ruwanda.

ayaga oo sidoo kale Warbixino ka dhaggeestay madaxda Xarumaha la socodka arrimaha Haweenka, Xarunta lagu daryeelo laguna raadiyo Xuquuqda dadka xadgudubyada loo geysto gaar ahaan Haweenka.

Inta ay ku guda jireen booqashooyinkooda xubnaha guddiga Haweenka Aqalka Sare, waxa ay warbixinno ka dhagaystaeen mas’uuliyiinta ay kula kulmeen goobaha ay booqdeen.

sidoo kale Waxa ay  ku ammaaneen Madaxda Xarumaha ay tageen sida ay ugu war qabaan dhibbatooyinka, loo geesto haweenka Ruwanda,Iyo inay isku howleen inay ka shaqeeyaan horumarinta haweenka.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply