December 4, 2024

Hay’adda bisha cas ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in madaafiicda Israa’iil lagu garaacay dabaqa sedexaad ee Isbitaalka Amal ee degmada Khaan Yoonis.

Hay’adda ayaa soo saartay warbixino dhawra oo ay ku sheegayso “in Isbitaalka Amal oo ay maamusho uu dhawr jeer oo si xigxigta ay beegsadeen Israa’iiliyiintu, taas oo keentay dhimashada tobonnaan qof”.

Halkan waxan ku soo bandhigaynaa qaar kamid ah sawirradii ay faafisay Hay’adda Bisha Cas ee Falastiiniyiinta, kuwaas oo muujinya raadka duqeynta dabaqa sedexaad ee Isbitaalka Amal:

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply