Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ayaa afurin u sameysay dadka dantayar iyo kuwa barakacyaasha ah ayaa maanta waxa ay 500 oo Qoys gargaar ugu qaybisay degmada Dharkinleey ee Gobolka Banaadir.
Gargarakaan oo loogu tala galay in la gaarsiiyo 3,000 oo qoys ayaa maanta qaybtiisa kobaad waxaa laga daahfuray degmadaan, waxaana hay’adda SoDMA gargaarka u wakiilatay qaybintiisa Madasha Mutadawiciinta Soomaaliyeed.
Sidoo kale Goobta lagu qaybinayey Gargaarkaan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha waaxda gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf iyo mas’uuliyiin kale.
Xafiiska Wararka Muiqdisho