December 6, 2024

 

 

Ilaalada xeebaha Turkiga ee ku sugan Gacanka Cadmeed, biyaha Soomaaliya iyo Badda Cas ayaa muddadoodu waxay ku ektahay 10-ka Febraayo.

 madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa shalay mooshin lagu kordhinayo muddada hal sano oo kale u gudbiyay baarlamaanka Turkiga, sida ay qoreyso wakaaladda wararka Aanadolu.

Haddii uu baarlamaanku ansixiyo, waxay noqon doontaa markii 14-aad ee muddada loo kordhiyo ilaalada xeebaha Tukriga ee ku sugan Badda Cas.

Sidoo kale Arrintan ayaa kusoo aadeysa iyadoo Xuutiyiinta Yemen ay dhowr weerar ka geysteen Badda Cas.

BBC

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply