Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qasaaraha ka dhashay Qarax ka dhacay Degmada Xamar weyne, qof naftii haligaa isku qarxiyay banaanka hore ee makhaayada Alhindi.
Wararka ayaa sheegaya in ay ku dhinteen halkaas ku dhawaad 3 iyo Dhaawaca 2 qofood oo goobta ka dhawaa.
Ciidanka Boliiska oo goobta ka dhawaa ayaa eryanayay Hafti-haliga, wuxuuna qarxay isaga oo ciidanka ka cararaya.
Qaraxan waxa uu ka dhacay maanta meel aad ugu dhaw xarunta maamulka gobolka Banaadir halkaas oo amaankeeda si aad ah loo ilaaliyo.
Office Nairobi Kenya