January 25, 2025

Ciidamada difaaca Israa’iil ayaa xaqiijiyay dhimashada sagaal kale oo ka tirsan ciidamadooda.

Askartan oo da’doodu u dhaxayso 19 ilaa 35 jir ayaa lagu dilay dagaallo ka dhacay koonfurta iyo badhtamaha Qasa.

Waxa ay tirada askarta Israa’iil ee la dilay ka dhigaysa 185 askari tan iyo markii uu bilowday weerarka dhulka ee Qasa, sida uu sheegay wageyska Times of Israel.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply