September 18, 2024

Maamulka Puntland ayaa lagu warramayaa in ay xireen Wariye Jamaal Cismaan oo ka tirsan Telefishinka Channel 4, ee lag aleeyahay dalka Ingiriiska kadib markii uu Garoowe yimid shalay.

Wararka ayaa intaa ku daraya in sirdoonka Puntland ay su’aallo waydiinayaan. Ilaa hadda lama oga sababta loo xiray, waxaana ilo xog ogaal ah ay BBC-da u sheegeen in gelinka dambe ee maanta la musaafurin doono.

Sidoo kale  Wariye Jamaal ayaa la kulmaya eedeymo ah inuu horay u faafiyay dacaayada ku saabsan Al-Shabaab.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply