Madaxa Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in kala bar 2.3 milyan oo qof oo reer Gaza ah ay hadda ku xayiran yihiin Rafah oo aan lahayn meel ay aadaan.
Antonio Guterres wuxuu ka digay in barokacayaashu ay soo wajahdo guryo la’aan
Duibaatada halkaas ka taagan ayaa imaaneysa xili Yuhuudu diideen horumar laga gaaro wada xaajodyafii socday ee lagu doonayay in xabad joojin lagu heshiiyo.
Mareykanka op sidoo kale Yuhuuda ugu baaqay ineysan duulaan dhulka ah ku qaadin Rafax ayaa diidmo kala kulmeysa Israa’iil.
Waxaa u sii dheer weerarrada cirka ee Israa’iil ee tafax oo sii kordhaya ‘iyadoo 7 ruux ay ku dhinteen kuwii ugu danbeeyay.
Sidoo kale Ugu yaraan 27,840 qof ayaa lagu dilay 67,317 kalena waa lagu dhaawacay weerarrada Israa’iil ee Gaza tan iyo 7-dii October
Office Nairobi Kenya