April 28, 2025

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in cisbitaalka ugu weyn Gaza ee al-Shifa uu noqday dambas ka dib go’doomintii ugu dambaysay ee Israa’iil, taas oo ay ku tilmaantay “madfac faaruq ah” oo ay ku jiraan maydad badan.

Madaxa WHO Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa baraha bulshada soo dhigayay, wuxuuna sheegay in koox booqday goobta jimcihii, ay arkeen “ugu yaraan shan meyd ah intii lagu jiray howlgalka”.

Sidoo kale Israa’iil aya xasuuq ka gaysatay Magaalada Gaza, waxayna ku dishay dad gaaraya 40 kun oo qofood una badan caruur Dumar iyo waayeelo.

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply