Laba bil kadib markii ugu horeyasy waxaa ka hadlay xaalada Itobiya iyo somaliya Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uuna dhaliil kala dul dhacay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biix
Dhaliisha madaxweyne Geelle ayaa ka timid saameynta heshiisyada ceynkaas ah ay ku yeelan karaan xasiloonida gobolka iyo arrimaha madaxbannaanida, gaar ahaan marka la eego tan cakiran ee u dhexyesa Somalia iyo Somaliland.
Sidoo kale Madaxweyne geele ayaa wareysi dheer siiyay wargeyska Jeune Afrique ee afka Faransiiska ayaa si weyn dhaliilay in Ethiopia ku lug yeelato arrimaha gobolka doonayo inuu gooni uga go’o Soomaaliya.
Xafiiska Wararka Muqdisho