September 9, 2024

 

 

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku hoyday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda  Galmudug, waxa uuna  saakay halkaas ka bilaabay abaabul iyo kulamo uu la yeelanayo dadka Deegaanka iyo saraakiisha Ciidamada.

Sanadkii  hore ayay ahayd  ee 2023-ka  markii uu abaabul dagaal oo ka dhan ah u tagay halkaas Madaxweyne Xasan oo uu ka bilaabay dagaal ka dhan ah Maleeshiyaadka Alshabaab oo lagaa saaray Deegaamo badan oo ku yaala Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug.

Sidoo kale Dowladda federaalka ayaa dhowr jeer sheegtay in ay soo gunaanadeyso wajigii koowaad ee dagaalka ay kula jirtao al-Shabaab isla markaana ay bilaabayso wajigii labaad.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply