February 11, 2025

 

 

Sida ay baahisay warbaahinta Madaxtooyada Kenya, waxaa Nairobi soo gaaray Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

Madaxweyne Ruto ayaa ku soo dhaweeyey dhigiisa Itoobiyada magaalada Nairobi

Wakaalada wararka ee FANA ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaare Abiy Axmed uu booqasho laba maalmood ah ku gaaray dalka Kenya.

Sidoo kale Qoraal kooban oo la soo dhigay barta facebook ee madaxweynaha Kenya Willian Ruto ayaa lagu sheegay in Abiy oo ku qayb galay xarig jar ka dhacay xarun tijnoolajiyadeed oo ku taal kenya.

BBC

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply