November 12, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray caasimadda dalka Masar ee Qaahira, sida ay shaacisay Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Masar, Cabdulfataax Al-siisi.

Sidoo kale Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadli doona xaaladda gobolka iyo xiriirka labada dal.

 

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply