Aqalka Cad ayaa ku adkeystay in abuuritaanka dowlad Falastiini ah ay tahay habka kaliya ee lagu sugi karo ammaanka Israa’iil, kaddib markii ra’iisul wasaarihiisa – Benjamin Netanyahu – uu si cad u diiday fikraddaas.
Afhayeen u hadlay Washington ayaa sheegay inay iska caddahay in Maraykanka iyo Israa’iil ay wax u arkaan si kala duwan.
Sidoo kale wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ganafka ku dhigtay in falastiin ay yeelato Dowlad madax Banaan.
Office Nairobi Kenya