March 25, 2025

 

 

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee FIFA Gianni Infantino, ayaa bartriisa Instagram soo dhigay sawirro ay ka mid yihiin kuwii ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee ka dhacayey magaalada Muqdisho.

Infantino ayaa yiri:

Quote Message: “Toddobaadkani wuxuu u ahaa mid cajiib ah marka la eego ciyaarteena quruxda badan ee aduunka oo dhan. Laga soo bilaabo tillaabooyin lagu soo bandhigay VAR tartamada OFC iyo ciyaar qurux badan oo dhexmartay dowlad goboleedyada Soomaaliya ilaa qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen xulalka ka qeyb galaya koobka CAF Africa iyo AFC Asian Cup iyo sidoo kale kubada cagta oo farxad ku fidineysa taageerayaasha heer kasta oo kala duwan. waxay ahayd maalmo cajiib ah!”. from Gianni Infantino Madaxweynaha Fifa

“Toddobaadkani wuxuu u ahaa mid cajiib ah marka la eego ciyaarteena quruxda badan ee aduunka oo dhan. Laga soo bilaabo tillaabooyin lagu soo bandhigay VAR tartamada OFC iyo ciyaar qurux badan oo dhexmartay dowlad goboleedyada Soomaaliya ilaa qaab ciyaareedkii cajiibka ahaa ee ay soo bandhigeen xulalka ka qeyb galaya koobka CAF Africa iyo AFC Asian Cup iyo sidoo kale kubada cagta oo farxad ku fidineysa taageerayaasha heer kasta oo kala duwan. waxay ahayd maalmo cajiib ah!”.

Gianni InfantinoMadaxweynaha Fifa

Ciyaaraha maamul goboleedyada Soomaaliya iyo gobolka Banaadir ayaa si xiiso leh oga socday garoonka Muqdisho istaadiyam iyadoo kulanka kama dambeysta ah ay isugusoo hareen Galmudug iyo Hirshabeelle oo iyadu dhibco ka heshay KG oo aysan la ciyaarin.

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply