Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in  berri ku soo wajahan magaalada Muqdisho.

 

Wararka ayaa sheegaya in farmaajo safarka uu ku imaanayo Muqdisho laga dareemauo abaabulkeeda magaalada Muqdisho,.

Sidoo kale Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sidii talada dalka looga guuleystay ku noolaa dalka dibadiisa ayaa dhowr jeer ku dhaliilay DFS ee uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh in ay ku deg degtay furista iyo wax ka bedelka Dastuurka KMG ah, talaabadaas oo uu ku tilmaamay in tahay mid wax u dhimaysa midnimada umadda Soomaaliyeed.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply