September 12, 2024

Madaxweynihii hore Maxamed abdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe, halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelan doono Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Farmaajo ayaa ku fashilmay 6 sano ka hor in uu gaaro halkaas. Waxayna tani keentay xilli ay sii xoogeysaneyso xiisadda siyaasadeed ee wax ka bedelak Dastuurka

Sidoo kale wararka ayaa shegaya in Madaxweynihii hore ee KMG Shariif Sheekh Axmed uu isna tegayo Magaaada Garoowe

Xafiiska Wararka Muqdisho

Leave a Reply