December 6, 2024

 

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo dhallinyarada looga wacyi-gelinayo daroogada iyo si xun u siticmaalka baraha bulshada.

Isticmaalka baraha Bulshada ayaa saamayn xun ku yeelatay  aadaabta da’yar badan oo Soomaaliyeed. Kuwaas oo si qaldan u isticmaala baraha bulshada, qaarkood soo dhiga baraha bulshada xaasaskooda oo ay isku dhuuq dhuuqaya

Sidoo kale Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Maamulka Gobolka Benaadir ayaa diiradda lagu saaray sidii loo fahmi lahaa dhaqan bur-burka ku socda dhallinyarada.

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Leave a Reply