Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar xalay kooxda Al-Shabaab kuqaadeen degmadda Kaxda ee gobolka Banaadir.
Weerarkaan ayaa Al-Shabaab xalay waxa ku qaadeen saldhiig ciidanka xasilinta kuleeyihiin degmadda Kaxda weerark kadib ayaa waxaa xigay dagaal toos ah oo u dhexeeyay labada dhinac.
dagaalka ayaa ahaa mid xooggan iyadoo labada dhinac isku adeegsanaayeen hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxaa laga maqlaayay qeybo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir mana jirto ilaa hada wax war oo kasoo baxay.
Sidoo kale Laamaha amaanka ee dowladda Somalia oo kahadlay weerarkan ayaa sheegay iney kahortageen weerarka eyna khasaare gaarsiiyeen kooxda duulaanka soo khaaday.
Office Nairobi Kenya