January 25, 2025

 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saakay ku dhex maeay Maleeshiyaadka SSC  deegaanka Maraaga oo qiyaastii 7-km u jira magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkan uu yimid kadib markii lagu dagaalamay gaari Tikniko ah oo ah qabsadeen Maleeshiyaadkaas.

Sidoo kale ku dhawaad 10  qof oo ka tirsanaa dhinacyadii dagaallamay ayaa la sheegay in ay ku dhinteen falkaan, inkastoo wararka qaarna ay sheegayaan in tiradu intaa ka badantahay.

Ma jirto cid ka hadashay dhacdadaan faahfaahin badanna lagama hayo sida dhabta ah ee halkaas wax uga dhaceen

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply