Markabkan ayaa dhirirkiisa lagu sheegay 365 mitir, waana 20 dabaq ama fooq, wuxuuna martigalin karaa markiiba ugu badnaan 7,600 oo qof, waxana iska leh shirkadda Royal Caribbian Group.

Markabka ayaa u baxaya safar dalxiis oo muddo todobaad ah qaadanaya.

Laakiin khubarada deegaanka ayaa ka digaya in markabkan uu hawada ku sii deynayo gaaska methane oo hawada wasakheeya.

Office Nairobi kenya

 

Leave a Reply