Maxkamadda ciidanka qalabka sida ayaa xabsiga u dirtay in ka badan 30 kamid ah ciidanka Xoogga Dalka .
Ciidamada Xabsiga loo Taxaabay ayaa isugu jira Saraakiil iyo Askar sida ay sheegtay warbaahinta dowlada.
Waxaa loo haystaa Baabuur , Hub iyo Agab ciidan oo looga soo tegay furimaha dagaalka ee koonfurta gobalka Mudug
Sidoo kale Saraakiisha ayaa sheegay in raggan loo heysto dayacaad la xiriirta masuuliyadii ka saarneyd ilaalinta hubka iyo agabka oo ay uga soo tagaeen Farumaha dagaalka
Office Nairobi Kenya