April 28, 2025

 

24 saac ee  la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu hayay hadal haynta ka dhalatay Qabashada  ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Soomaalia ay qabteen hor jooge  Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa gacanyarayaasha Horjooge Axmed Diiriye”.

ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Soomaalia ayaa la sheegay in maalmihii la soo dhaafay ku raad joogay isaga marka la qabanayey

sidoo kale shacabka Muqdisho ayaa aad u soo dhaweeyay Muxiyadiin Daqare, waxayna Hay’addaha amaanka sheegeen in Muxiyadiin Daqare uu  ka soo howlgalay gobalada, Bay, Galgaduud, Mudug iyo Shabeellaha Hoose.

Office Nairobi Kenya

 

 

Leave a Reply