Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool, Juergen Klopp, ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka fariisan doono dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Lix iyo konton jirkan – oo ay kooxdiisu ku jirto hoggaanka Premier League waxa uu sheegay in tamarta ka sii dhammaanayso.

Sidoo kale Klopp waxa uu qabtay xilka Liverpool 2015//waxana uu la qaaday kooxda lix koob oo ay ku jiraan horyaalka Premier League//iyo Champions League.

 

Office Nairobi Kenya

Leave a Reply